“Madaxwaynaha Waxaan Kula Taliyay, In Uu Ciidamada Qaranka Kasoo Saaro Magaalada Laascanood”Siyaasi Maxamuud. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha Waxaan Kula Taliyay, In Uu Ciidamada Qaranka Kasoo Saaro Magaalada Laascanood”Siyaasi Maxamuud.
September 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah siyaasi maxamuud xaashi ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee ka taagan gobolka sool iyo cida xiligan keeni karta nabad lagu wada noolaado isagoo si toosa ula hadlay garaarada gobolka sool

Sidoo kale siyaasi maxamuud ayaa markale fariin udiray madaxwayne biixi iyo tirade inta jeer ee uu kala hadlay xal uhelida xalaada gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS