Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland,
September 23, 2023 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Wafti Wasiiro ah oo ka socda xukuumadda Somaliland, ayaa Gaadhay Dalka Jabuuti waxaanay la kulmeen Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle,

kulankan ayaan  lagu sheegay In Uu Daarnaa xoojinta xidhiidhka labada Dal ee Somaliland iyo Jabuuti.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS