|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Kazoo Cusboonaatay Deegaanka Cali Saahid
September 21, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha degta gobolada saaxil, maroodi jeex, iyo togdheer ee ciise muuse ayaa ka hadlay shaqaaqo kazoo cusboonaatay deegaanka cali saahid ee gobolka togdheer taasi oo sobobtay khasaare nafeed Sidoo kale madaxdhaqameedka ciise muuse ayaa dhigooga beesha habar yoonis ugu baaqay in ay sicad uga hadlaan cidii dib ubilowday shaqaaqada cali saahid. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dawlada Itoobiya Oo Kaaraatimaysay 4 Qof Oo Looga Shakiyey Xanuunka Dunida Deg-deg Ugu Faafaya Culimada Somaliland oo Sheegay In Xeerka Kufsigu Ka Hor-Imanayo Diinta Islaamka, Eedaymo-na U Jeediy... Daawo: Maayarka Caasimadda Hargaysa Cabdiraxmaan SOLTELCO Oo Dhagax Dhigay Wado Cusub.ooisku xidhays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|