“Maayir Mooge Cashuurtii Masaakiinta Ayuu Ciyaartoy Ajaanib Ah Kusoo Iibsanayaa”Abwaan Cabdi Good. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maayir Mooge Cashuurtii Masaakiinta Ayuu Ciyaartoy Ajaanib Ah Kusoo Iibsanayaa”Abwaan Cabdi Good.
September 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cabdi good Abees ayaa maayarka caasimada hargaysa uga digay arin cajiib ah oo uu damacsan in uu ku kaco xili ay duruufo nonoleed oo adag ku jiraan bulshada caasimada.

COMMENTS
LINKS