Maayarka Degmada Berbera Oo Shaaciyay Hoos Udhac Ku Yimid Odoroska Miisaaniyada 2024! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Degmada Berbera Oo Shaaciyay Hoos Udhac Ku Yimid Odoroska Miisaaniyada 2024!
September 7, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin ayaa sheegay in hoos dhac ku yimid dhaqaalaha degmada kaasi oo saameeyay odoroska miisaaniyada 2024 ee sanadka soo socda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS