BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin ayaa sheegay in hoos dhac ku yimid dhaqaalaha degmada kaasi oo saameeyay odoroska miisaaniyada 2024 ee sanadka soo socda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;