|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Togdheer Oo War Kasoo Saaray Shaqaaqo Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Cali Saahid!
September 23, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Maamulka nabadgalyada ee gobolka togdheer oo kulan deg deg ah yeeshay ayaa war kasoo saaray shaqaaqo laba beelood ah oo kasoo cusboonaatay deegaanka cali saahid ee gobolka togdheer Sidoo kale maamulka gobolka ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadayaan cidkasta oo hurinaysa colaada labada beelood ee wada dega deeganka cali saahid islamarkaana hada ay geyeen ciidamo boolis ah oo suga anbiga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Ganacsatada Ka Ganacsada Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Oo Cabasho xoogan Ka Muujiyay Suuq... DAAWO; Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Ugu Jawaabay Qaarkamida Culumada Oo Waxka Sheegay Xusk... Xildhibaan Aqalka Cad Ee Maraykanka Ugu Baaqay In Somaliland Loogu Yeedho Jamhuuriyadda Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|