Maamulka Degmada Wajaale Oo Dib Ufuray Waddada Halbowlaha Ee Magaalada Iyo Dadwayne Ka Dareen Celiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Dib Ufuray Waddada Halbowlaha Ee Magaalada Iyo Dadwayne Ka Dareen Celiyay!
September 15, 2023 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N)-maamulka cusub ee dhawan loo magacaabay degmadawajaale ee gobolka gabiley ayaa dib ufuray wadada halbowlaha magaalada oo mudo xidhay taasi oo dhibaato badan ku haysay isku socodka magaalada

Dhanka kale dadwaynaha magaalada wajaale ayaa maamulka ku bogaadiyay dib ufurista wadadan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS