TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada Wajaale oo kaashanaya warbaahinta gobolka gabiley oo ilaa intii uu gubtay suuqa wajaale ku hawlanaa tabinta wararka dabka iyo khasaaraha uu ganacsatad soo gaadhsiiyay ayaa maanta fuliyay olole lagu nadiifinayo suuqii gubtay ee magaalada wajaale.