Laamaha Amaanka Jsl Oo War Kasoo Saaray Arimaha Kasoo Kordhay Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Laamaha Amaanka Jsl Oo War Kasoo Saaray Arimaha Kasoo Kordhay Hargaysa!
September 3, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaaan taliyo qaybeedyada ciidanka booliska ayaa digniin udiray cidkasta oo isku dayda in dhibaatadii ka dhacday gobollka sool loo xasaraysto dadka caasimada hargaysa degan ee deegaanka ahaan kazoo jeedaa goboladaa

COMMENTS
LINKS