Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Si Qotodheer Ula Hadlay Reer Boorama Iyo Arinta Uu Ka Dalbaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Si Qotodheer Ula Hadlay Reer Boorama Iyo Arinta Uu Ka Dalbaday
September 16, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid oo safar ku jooga magaalada boorama ayaa si qotodheer ula hadlay shacabka gobolka awdal isagoo sheegay in uu doonayo sidii loo xoojin lahaa wada jirka bulshada reer somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS