Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Gudi Buuq Ka Dhex Dhalisay Golaha Umagacaabay Iswaafajinta Xeerka Go,aamadii Ee Beesha Bariga Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Gudi Buuq Ka Dhex Dhalisay Golaha Umagacaabay Iswaafajinta Xeerka Go,aamadii Ee Beesha Bariga Burco
September 4, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa gudi umagacaabay go,aamadii gudida beelaha bariga kasoo sareen muranka doorashooyinka oo golaha uu usoo gudbiyay madaxwaynaha somaliland

Gudida xildhibaanada ee uu magacaabay gudoomiye faratoon ayaa saaka buuq ka dhex dhalisay fadhigii golaha taasi oo xildhibaanada qaar ka biyo diideen iyagoo ku dooday in ay gudida uu magacaabay dhinac ka raran tahay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS