|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada Oo Maanta Ansixiyay go’aamadii Madax-dhaqameedka beesha Habar-jeclo Kasoo saareen khilaafka doorashooyinka
September 2, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay go’aamadii madax-dhaqameedka ee doorashada isku-sidkan taas oo madaxweyne Biixi, u soo gudbiyay Golaha. Guddi gaar ayay u saari doonaan Goluhu si loo dejiyo xeer saamaxaya in laysa saaro Doorashada madaxtooyada iyo Urrurada. 48 mudane ayaa soo xaadiray 45 mudane ayaa ogolaaday 2 mudane ayaa ka aamusay Cidina ma diidin Gudoomiyuhuna muu codaynin Related posts:Dr Gaboose Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub, Kana Hadlay Sobobaha Kusoo Celiyay Saaxada Siyaas... Gudoomiyihii Ololaha Doorashada Madaxtooyada, Xisbiga Wadani Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Iscasilay Iy... Weftigii Dawladda Somaliland Ee Safarka Itoobiya Ugu Maqnaa Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay, kana Warbix... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|