Dawlada Taiwan Oo Somaliland Ugu Deeqday Raashin Loogu Talo Galay Dadka Barakacayaash Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Taiwan Oo Somaliland Ugu Deeqday Raashin Loogu Talo Galay Dadka Barakacayaash Ah.
September 4, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Dawlada Taiwan ayaa Somaliland ku wareejisay 300ten oo raashin kaasi oo loogu talo galay dadka barakacayaasha eek u nool gudaha dalka

Deeqdan ayaa waxaa dawlada Taiwan kala wareegay gudoomiyaha haayada aafooyinka qaranka iyo maamulka gobolka saaxil.

https://www.youtube.com/watch?v=OxcRPv-BTko

COMMENTS
LINKS