|
|||||
WAJAALE NEWS
Dabkii Ka Kacay Suuqa Wajaale Oo Lagu Guulaystay Damintiisa Iyo Masuuliyiin Ka Waramay Khasaaraha Uu Sobobay!
September 17, 2023 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Dab habeenkii xalay qabsaday meherado ganacsi oo ku yaala magaalada wajaale kaasi oo ay ku shufbeeleen meherado ganacsi oo tiro badan ayaa gurmadyo iskaga kala yimid hargaysa ilaa jig jiga ugudanbayntii lagu guulaystay in la xakameeyo dabkaasi. Taliyha ciidanka dab damiska somaloiand iyo masuuliyiin xukuumada ka tirsan ayaa faah faahsan ka bixiyay khasaaraha uu sobobay dabkani. HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Munaasibada Lagu Xusayay Maalinta Loo Aqoonsaday Maalintii Xasuuqa Shacabka Reer Somaliland Ee Ay U ... “Ka Hadli Mayno Hooyada Iyo Qiimaha Ay Ku Leedahay Bulshada, Balse Waxaynu ka Hadlaynaa Mashruuc Cid... DAAWO ;Dad weyne ka Cabanaya Waraaqaha Dal ku Galka Safaarada Itoobiya oo Hakad Ku Yimid Iyo Wasaara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|