Dab Xoogan Oo Caawa Ka Kacay Meheradaha Ganacsi Ee Magaalada Wajaale Oo Ilaa Hada Socda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Xoogan Oo Caawa Ka Kacay Meheradaha Ganacsi Ee Magaalada Wajaale Oo Ilaa Hada Socda.
September 16, 2023 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Dab ka ayaa caawa fiidkii kajacay meherado ganacsi oo ku yaala magaalo xuduudeedka wajaale kaasi oo ilaa hada aan lagu guulaysan damintiisa

Dabkan ayaa kusii fidaya magaalada kaasi oo ilaa hada ay ku shufbeeleen meherado badani

Gurmad ciidamada dab damiska oo ka kala yimid caasimada hargaysa iyo maamgalada jig jiga ee ismaamulka somalida ayaa soo gaadhay kuwaasi oo ku hawlan xamakamynta dabkan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS