Ciidamo Tiro Badan Oo Gaadhay Oog Iyo Taliye Nuux Oo Dar Daar Culus Ujeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamo Tiro Badan Oo Gaadhay Oog Iyo Taliye Nuux Oo Dar Daar Culus Ujeediyay
September 5, 2023 - Written by Editor:

OOG(W,N)-Ciidamo tiro badan oo kasoo kicitimay xarunta tababar ee dararwayne ayaa maanta gaadhay taliska ciidamada qaranka jsl ee magaalada oog kuwaasi oo kamid noqon doona ciidamada qaranka ee dhawaan lafilayo in sameeyaan dagaalo rogaal celisa oo qaybaha kale ee gobolka sool lagaga xoreeyo kooxaha huwanta ah ee kusoo duulay somaliland

Taliyaa ciidanka qaranka iyo wasiiro xukuumada katirsan oo kulan la qaatay ciidamada ayaa kula dardaarmay in ay udiyaar garoobaan in ay ciidamada kusoo kordhiyaan dardar culus islamarkaana ay guulo culus soo hoyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS