Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Iyo Fariinta Uu Udiray Qurba Joogta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Iyo Fariinta Uu Udiray Qurba Joogta!
September 9, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee gobolka isagoo fariin cullus udiray qurba joogta reer awdal gaar ahaan kuwa ku hawlan in ay nabadgalyo daro ka dhacdo awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS