|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War kasoo Saartay Dilkii Magaalada Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye!
August 17, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay dilka loo gaystay Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo ka mid ahaa hal abuurka iyo haldoorka dalka oo kooxaha aragagixisada iyo huwanta ku sugan magaalada Laascaanood dileen. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga JSL ayaa lagu sheegay in dilka Abwaanka ay ka dambeeyeen kooxaha Aragagixisada ah ee ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Related posts:DAAWO; Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyey Madal lagu Soo D... DAAWO; Siyaasi Xamarji Oo Bedka Soo Dhigay Shaqsiyada Dhabta ah Ee Muuse Biixi iyo Saylici “Labadda ... Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Ururadda Siyaasadda Ee U Tartamaya Doorashooyinka Xisbiyada Qara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|