Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Gudida Beesha Habar-jeclo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Gudida Beesha Habar-jeclo.
August 28, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga waddani ayaa soo dhaweeyay go,aan habeenkii xalay ay soo saareen gudida beesha bariga burco kaasi oo lagu dhexdhexaadinayay khilaafka doorashooyinka ee dalka ka taagan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS