Xildhibaanada Golaha Guurtida Si Adag Uga Hadlay Dhacdadii Ciidamadu Ku Dhinteen Ee Buurta Gacan Libaax Iyo Hadal Lama Filaa Oo Kasoo Yeedhay Gudoomiye Saleebaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Guurtida Si Adag Uga Hadlay Dhacdadii Ciidamadu Ku Dhinteen Ee Buurta Gacan Libaax Iyo Hadal Lama Filaa Oo Kasoo Yeedhay Gudoomiye Saleebaan!
August 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N0-Mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa si adag uga hadlay dagaalkii maalintii shalay dhexmaray ciidanka booliska iyo jabhada gacan libaax oo ay ku dhinteen askar tiro badani iyagoo ku baaqay in golaha guurtidu fadhiga ka kaco

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa dooda xildhibaanada kaga jawaabay hadal lama filaan sheegayna in arintu tahay beel iyo intii kale ee somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS