Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Uu Run Yahay Hadalkii Xil, Khaliif Ee Cida Xidhay Wariye Bushaaro Baanday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Uu Run Yahay Hadalkii Xil, Khaliif Ee Cida Xidhay Wariye Bushaaro Baanday.
August 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xilldhibaan siciid cudhay oo uu barbar joogo xildhibaan Axmed Khaliif ayaa ka markhaati kacay hadal uu hore xildhibaan khaliif ku yeeshay in wariye bushaaro baanday Ay uxidhan tahay ina muuse biixi, isagoo sheegay in uu diyaar uyahay marag furka hadalkaa

Labada xildhibaan oo isbarbar jooga ayaa si cad usheegay in xadhiga suxufiyadu uu wiilka uu dhalay madaxwaynuhu dhalay usheegay in ay isaga uxdhan tahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS