Xildhibaan Gavin Williamson Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Gabiley.
August 4, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka Gabiley oo ay weheliyaan Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka jsl, Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Iyo Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Gabiley ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay Xildhibaan Gavin Kantaroolka Bari ee Magaaladda Gabiley.

Xildhibaanka Iyo Waftiga la socday ayaa booqasho ku tagay Magaaladda Gudaheeda Iyagoo soo indho indheeyay Goobo kala duwan.

Ugu danbayntii Maayarka Gabiley Mudane Maxamed-Aamin Cumar ayaa Xildhibaan Gavin Williamson uga mahadceliyay dadaaladda Uu ka gaysanayo sidii ay Somaliland u heli lahayd Aqoonsi Caalamiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS