Wariye Bushaaro Baandey Oo Ka Hadashay Xukunka Lagu Riday, Qaabkii Loo Xidhay + Dadka Ay Umahad Celisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wariye Bushaaro Baandey Oo Ka Hadashay Xukunka Lagu Riday, Qaabkii Loo Xidhay + Dadka Ay Umahad Celisay
August 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wariye bushaaro cal baandey ayaa maanta maxkamada hargaysi ku riday xukun hal sano kaasi oo ay isla maanta iibsatay

Wariye bushaaro ayaa sidaasi dib ugu heshay xoriyadeedii iyadoo ka hadashay qaabkii loo xidhay, sida ay u aragto eedaha lagu soo eedeeyay, mudada ay xidhnay

Dhanka kale wariye bushaaro baanday ayaa umahad celisay cidkasta oo garab istaagtay mudadii 3bilood ah ee ay xidhnayd.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS