Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Mudo Haraad Ka Dhacay Magaalada Burco! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Mudo Haraad Ka Dhacay Magaalada Burco!
August 11, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Banaana bax loogu baroor diiqayo dhalinyaradii sanad ka hor maanta oo kale ku dhimatay mudo haraadadii ay dhigeen xisbiyada mucaaridku

Mudo haraadka magaalada burco ayaa isku badalay mid rabshado wata kaasi oo ay banana baxayaashu wadooyinka ku gubayaan taayiro halka ciidamada boolisku ku dadaalayaa sidii ay uga hor tagi lahaayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS