Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Aqbalay Go,aamadii Ay Arimaha Doorashooyinka Kasoo Saareen Gudida Beelaha Bariga Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Aqbalay Go,aamadii Ay Arimaha Doorashooyinka Kasoo Saareen Gudida Beelaha Bariga Burco.
August 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo dr gaboose ayaa kama danbayntii aqbalay go,aamadii ay khilaafka doorashooyinkka kazoo saareen gudida beelaha bariga burco oo iyagu isku xilqaamay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira kaasi oo ay abuureen qabsoomida doorashooyinka ururada iyo ta madaxwaynaha Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS