|
|||||
WAJAALE NEWS
UGaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Ku Dhiso Cabdicasiis Samaale
August 7, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ugaas cabdirasaaq koosaar oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland islamarkaana ay isku deegaan yihiin madaxwaynaha jsl ayaa ugu baqay in uu gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kullmiye ku dhiso siyaasi cabdicasiis samaale oo isaga hore ugu soo dhisay doonistiisii madaxwaynenimada Sidoo kale ugaas cabdirasaaq ayaa siyaasi samaale ugu baaqay hadii madaxwayne biixi kursigan ku dhisi waayo islamarkaana la tartansiiyo siyaasi kale in uu iska casilo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Falanqaynta Khilaafka Cakiran Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumadda Jsl Ka Dhex Aloosan! Shirkada MSG Oo Gudida Dhaqaalaha Ururinta Suuqa Waaheen Ku Wareejisay Lacagtii Ay Hore Ubalan Qaada... DAAWO;-Maamulka Jaamacada Camuud Iyo Ardaydii Goob Jooga Ahaa Markii Uu dhacay Dilka Marxuum Ibraahi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|