|
|||||
WAJAALE NEWS
UGaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Ku Dhiso Cabdicasiis Samaale
August 7, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ugaas cabdirasaaq koosaar oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland islamarkaana ay isku deegaan yihiin madaxwaynaha jsl ayaa ugu baqay in uu gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kullmiye ku dhiso siyaasi cabdicasiis samaale oo isaga hore ugu soo dhisay doonistiisii madaxwaynenimada Sidoo kale ugaas cabdirasaaq ayaa siyaasi samaale ugu baaqay hadii madaxwayne biixi kursigan ku dhisi waayo islamarkaana la tartansiiyo siyaasi kale in uu iska casilo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xisbiga Waddani oo Meel Adag Iska Taagay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Diwaan Gelinta Ururada Siy... Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Suxufiy... DAAWO; Madaxweynaha JSL Oo Dalka Dib ugu soo Guryo Noqday Afkana ka Xidhay Inuu ka Warbixiyo Safarki... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|