HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdicasiis maxamed samaale oo kamid ah masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa wax laga waydiiyay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo loolanka loogu jiro gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo lafilayo in uu kamid noqda xubnaha utartamaya.