|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Ka Hadlay Rajada Uu Ka Qabo In Uu Ku Guulaysto Tartanka Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye.
August 20, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Siyaasi cabdicasiis muxumed samaale oo kamid ah xubnaha usharaxan gudoomiye kuxigeenka koowad ee xisbiga kulmiye oo maalinta bari ah lagu dooran doono shirka golaha dhexe ee xisbiga ee magaalada burco ayaa saacadihii udanbeeyay ku jiray olole culus kaasi oo uu ku kasbaday badi tirade xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Sidoo kale siyaasi samaale oo ka hadlay tartanka gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye ayaa sheegay in uu kalosooni wayn ku qabo golaha dhexe ee xisbiga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Siyaasi Sabca Oo Kashifay Siro Badan Oo Kadhan Ah Jamaal Cali Xuseen Budkana Soo Dhigay Ujeeda... Shir Madaxdhaqameedyada Iyo Aqoonyahanada Beesha Samaroon Uga Socday Boorama Oo La Soo Gunaanaday I... DAAWO; Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Cabashada Qoyska Leh Dhul La Sheegay I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|