Sheekh Siciid Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Maydka Askarta Loogu Gaystay Gacan Libaax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Siciid Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Maydka Askarta Loogu Gaystay Gacan Libaax.
August 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh siciid oo kamid ah culimada reer somaliland ayaa maanta salaadii jimce kaga hadlay dilkii foosha xumaa ee askarta ciidanka booliska katirsan loogu gaystay deegaanka gacan libaax iyo falkii foosha xumaa ee loogu istaagay maydka askarta taasi oo uu ku tilmaamay mid gaf ku ah xurmada uu leeyahay maydku.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

COMMENTS
LINKS