Shacabka Reer Gabiley Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Reer Gabiley Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland
August 30, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa banana bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka Somaliland iskugu soo baxay fagaaraha khayrida gabiley taasi oo ay kala qaybgaleen maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada iyo madaxdhaqameed

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS