“Quraanka Caruurta Yar Yar Loo Dhigayo, Waxaa Ka Mudan Quraanka Ay Dadka Waawayni Dhigtaan”Sh. Mustafe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Quraanka Caruurta Yar Yar Loo Dhigayo, Waxaa Ka Mudan Quraanka Ay Dadka Waawayni Dhigtaan”Sh. Mustafe
August 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida oo ka qaybgalay munaasibad arday ka qalin jabisay jaamacada quraanka ayaa ka hadlay muhiimada ay dadka muslimiinta ah uleedahay barashada quraanka kariimka ah

Sidoo kale sheikh mustafe ayaa hadlay sida looga baahan yahay bulshadu in ay u arkaan qofka madaxwaynaha ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

COMMENTS
LINKS