Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Wariye Bushaaro Baandey. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Wariye Bushaaro Baandey.
August 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo ay weheliyaan masuuliyiin xisbiga katirsan iyo xildhibaano ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay wariye bushaaro baanday oo maalintii shalay xabsiga laga soo daayay.

Sidoo kale wariye bushaaro baanday iyo hooyadeed ayaa musharax cirro iyo xubnaha kale ee xisbiga uga mahad celiyay garab istaagi ay usameeyeen mudadii ay xidhnayd.

COMMENTS
LINKS