Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Qalin Jabinta 1360 Arday Oo Ka Baxay Jaamacada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Qalin Jabinta 1360 Arday Oo Ka Baxay Jaamacada Hargaysa.
August 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qaybgalay Munaasibada Qalinjebinta Dufcadii 20aad ee ka Baxda Jaamacadda Hargeysa oo Tiradoodu dhan tahay 1,360 Arday.

 

COMMENTS
LINKS