Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira Aan Lagu Sixi Karin Colaad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira Aan Lagu Sixi Karin Colaad
August 19, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Madaxwynaha somaliland muuse biixi oo ka hadlay xaflada qalin jabinta ardayda jaamcada burco ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira iyo qaabka loo xalin karo isagoo sheegay in aanay xabadi xal ahayn.

COMMENTS
LINKS