Madaxwayne Biixi Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xisbiyada Mucaaridka, Sheegayna In Aan Cidna Xoog Kursiga Ugu Fadhiisanayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xisbiyada Mucaaridka, Sheegayna In Aan Cidna Xoog Kursiga Ugu Fadhiisanayn.
August 20, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Madaxwaynaha jsl oo ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbigiisa kulmiye oo maanta ka furmay magaalada burco ayaa ka hadlay muran siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo arimaha doorashooyinka isagoo sheegay in aan cidna kursiga xoog ku fadhiisanayn iyo waa markaygii toona.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS