Maayarkii Hore Ee Burco Oo Fariimo Isbarkan Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Beesha Garxajis | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarkii Hore Ee Burco Oo Fariimo Isbarkan Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Beesha Garxajis
August 13, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maayarkii hore ee magaalada burco muraad ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalka jabhada gacan libaax iyo doorka beeshiisa ee xaalada dalka

Sidoo kae ex maayar muraad ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in aanu dagaal xal ahayn isagoo beesha garxajisna usoo jeediyay in aan xabad kursi lagu helayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS