BERBERA(W,N)-Maamulka gobolka saaxil ayaa soo dhawayn balaadhan ku qaabilay xildhibaan cavin Williamson oo katirsan baarlamaanka dalka Ingiriiska islamarkaana u ololeeya qadiyada madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland booqashada ku tagay gobolada dalka qaar,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;