|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Dab Habeenkii Xalay Ka Kacay Meherado Ganacsi!
August 2, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale oo ay weheliyaan masuuliyiinta ciidanba dab damiska iyo boolisku ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay dab habeenkii xalay ka kacay meherado ganacsi oo ku yaala magaalada wajaale kaasi oo ay ciidamada dab damisku ku guulaysteen in ay bakhtiiyaan.
Dhanka kale maamulka wajaale ayaa sheegay in khasaare balaadhini soo gaadhay sedex meheradood oo dabku qabsaday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Ka Hortaga Coronavirus Ku Yeeshay Magaalada Tog Wa... Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Beesha Koonfur Galbeed Hargeysa oo Ka Hadlay War Wada Argagaxi... Abwaan Axmed Aw Geedi Oo Ibo Furay Maanso La Baxday Garbo-Diir Oo Uu Ku Dhaliilayo Xukunka Madaxwayn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|