|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Dab Habeenkii Xalay Ka Kacay Meherado Ganacsi!
August 2, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale oo ay weheliyaan masuuliyiinta ciidanba dab damiska iyo boolisku ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay dab habeenkii xalay ka kacay meherado ganacsi oo ku yaala magaalada wajaale kaasi oo ay ciidamada dab damisku ku guulaysteen in ay bakhtiiyaan.
Dhanka kale maamulka wajaale ayaa sheegay in khasaare balaadhini soo gaadhay sedex meheradood oo dabku qabsaday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Waxaanu Beeninaynaa In Xilka Qaadista Waji Aanay Soo Bixin Isagoo Jiifa” Agaasimaha Wasaarada Warfa... Daawo: Dhalinyaro Ka Socda Wadamada Caalamka Oo Magaalada Hargeysa Kaga Qayb Gelaya Tartanka Orodka ... Masuuliyiin Uu Hogaaminayo Maareeyaha Haayada Wadooyinka Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Kalabay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|