“kulmiye Waxay Ugu Necbaayeen Golaha Guurtida, Waxayna Odhan Jireen”Prof Cabdi Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“kulmiye Waxay Ugu Necbaayeen Golaha Guurtida, Waxayna Odhan Jireen”Prof Cabdi Cali.
August 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof cabdi cali jaamac ayaa sheegay in xisbiga kulmiye xiligii ay mucaaridka ahaayeen ugu necbaayeen golaha guurtida oo ay odhan jireen marka aanu talada qabo waanu kala diri taasi oo beenow islamarkaana hada ay ku shaqaystaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS