|
|||||
WAJAALE NEWS
“Inta Aan Noolahay Waan U Dagaalamayaa Aqoonsiga Somaliland” Xildhibaan Caving Williamson.
August 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan MP, Sir Caving Williamson Kamid ah mudanayaasha baarlamaanka dalka ingiriiska oo si wayn ugu ololeleeya qaddiyada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta lagu asuumay xarunta baarlamaanka Somaliland halkaasi oo ay ku qaabileen shir gudoonka labada gole. Xildhibaan Caving Williamson khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka jsl ayaa wacad ku maray in uu inta uu noolyahan u ololayn doono qadiyada madaxbanaanida Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;- Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Xukuumaddu Ku fashilantay Colaadii Deegaanka Ceel Afwey... DAAWO:Guddoomiye Cirro oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey Kana Hadlay Khilaafka Kulmiye iyo Wasiiraddi Dhaw... Shacabka Magaalada Wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|