|
|||||
WAJAALE NEWS
“Inta Aan Noolahay Waan U Dagaalamayaa Aqoonsiga Somaliland” Xildhibaan Caving Williamson.
August 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan MP, Sir Caving Williamson Kamid ah mudanayaasha baarlamaanka dalka ingiriiska oo si wayn ugu ololeleeya qaddiyada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta lagu asuumay xarunta baarlamaanka Somaliland halkaasi oo ay ku qaabileen shir gudoonka labada gole. Xildhibaan Caving Williamson khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka jsl ayaa wacad ku maray in uu inta uu noolyahan u ololayn doono qadiyada madaxbanaanida Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Gabay Kulmiye Lagu Karbaashay."Nimankii Gatay Gogoshii Dalka Noo Taalay".Abwaan Baarleex Xukuumada Somaliland Oo Shacabka Caasimada Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Maalinta Bari Ah Iskugu Soo Bax... “Dalalkii Reer Galbeedka Halkuu La Marayo Waynu Aragnaa, Awooddii G7 Iyo NATO Waxa Beeniyay COVID-19... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|