|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadalka Saleebaan Waxa Uu Xambaarsanaa Caqli Xumo Iyo Nacasnimo, Xaal baanan Ka Bixinayaa” Boqor Buurmadow.
August 12, 2023 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan Somaliland iyo isku dhicii khasaaraha nafeed sobobay ee ciidanka booliska Somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax Sidoo kale Boqor buurmadow ayaa hadal nacasnimo iyo xumaan ah ku tilmaamay hadalkii kazoo yeedhay gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan gaal ee arinta buurta gacan libaax isagoo xaal iyo raaligalin buuxda ka bixiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiir Cukuse Oo Xabsiga U Taxaabay Wiil Warqad Furan U Qoray Madaxwyne Siilaanyo Maxaase Ku Qor’naa... Xarunta Xuquuqal Insaaka oo Walaac Ka Muujisay Dad Xoog Lagaga Saaray Dhul Madaxtooyo Loo Qoondeeyey Muj Juuqda Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Sheegay In Madaxwayne Biixi Dayacay ay Halgamayaashii SNM Ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|