“Hadaanu Nahay Reer Gabiley Waxaa Na Matala Siyaasi Cabdicasiis samaale, Madaxwaynaha Waxaanu Leenahay, Hore Ayaanu Kaaga Hiilinay”Shacabka Reer Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadaanu Nahay Reer Gabiley Waxaa Na Matala Siyaasi Cabdicasiis samaale, Madaxwaynaha Waxaanu Leenahay, Hore Ayaanu Kaaga Hiilinay”Shacabka Reer Gabiley.
August 19, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ee malainta bari ka furmaya magaalada burco iyo loolanka loogu jiro gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo uu utartamayo siyaasi cabdicasiis samaale oo kazoo jeeda gobolka gabiley.

Sidoo kale shacabka reer gabiley ayaa shuruud ku xidhay sii taageerada xisbiga kulmiye oo ay madaxwaynaha iyo xubnaha golaha dhexe ugu baaqeen In ay doortaan siyaasi samaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS