Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha iyo Dawlada Hoose Oo Goob Cusub Dajiyay Qoysaskii Deganaa Dhaamka Daami! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha iyo Dawlada Hoose Oo Goob Cusub Dajiyay Qoysaskii Deganaa Dhaamka Daami!
August 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa maanta 100qoys ka raray dhaamka xaafada daami oo ay deganayeen kuwaasi oo la dajiyay dhul ay iyagu iska leeyihiin

Agasimaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka iyo masuuliyiinta dawlada hoose ayaa ka hadlay raritaanka qoysaska.

COMMENTS
LINKS