Gudoomiye Saleebaan Oo Sheegay In Ay Socdaan Dadaalo Lagaga Daba Tagayo Dhalinyaro Jabhada Ah Ee Gashay Buurta Gacan Libaax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Saleebaan Oo Sheegay In Ay Socdaan Dadaalo Lagaga Daba Tagayo Dhalinyaro Jabhada Ah Ee Gashay Buurta Gacan Libaax.
August 2, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan gaal ayaa sheegay in ay socdaan dadaalo ay wadaan dadka ay usku deegaanka yihiin oo xal loogu raadinayo dhalinyaro dhawaan sheegay in ay yihiin jabhada dalka ka badbaadisay xukuumada madaxwayne bixi oo gashay buurta gacan libaax.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS