|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiir Kuxigeenka Dalka Denmark.
August 30, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka dalka Denmark oo uu wehelinayay madaxa xafiiska Denmark ee Somaliland. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay safiir ku xigeenka dalka Denmark Amb Gertrud Birk, oo uu wehelinayay madaxa xafiiska Denmark ee Somaliland Mathias Kjaer. Kulanka ayaa ujeedadiisu daarnayd is-xog-waraysi guud oo la xidhiidha iskaashiga iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada dal, gaar ahaan dhinaca garsoorka iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Wa bilaahi tawfiiq Related posts:Xukumadda Oo Wadda Qorshaha Dib U Habaynta Nidaamka Maaliyadeed Ee Wadanka Iyo Hay’addaha Ay Saamayn... DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Mulkiilaha Shirkada Beeyada Ee Alsi Maydi Iyo Jawaabta Uu K... Wargeys Caalami Ah Oo Sheegay In Somaliland Laga Saaray Hay’ad Qaramada Midoobay Ka Tirsan Oo Diiday... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|