Gudoomiyaha Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Raashin La Gaadhsiin Doono Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Raashin La Gaadhsiin Doono Gobolka Sanaag.
August 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka qaranka faysal cali sheekh ayaa shaaciyay deeq raashin oo ay dhawaan gaadhsiin doonaan bulshada gobolka sanaag.

COMMENTS
LINKS